SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

Siminaar Ku saabsan “Astaanta Gabadha Muslimada ay lee dahay”

Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay 
“Sidee Loo Tarbiyeen Karaa Ubadka”
Ciwaankaas oo aad uga hadashay Ustaadah Amina-Zahra Abdulkadir
Waxaana kasoo qeyb galay oo kafaa ideystay cashirkaas Hoyooyin badan

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *