HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH
Waxaa si wanaagsan noogu soo idlaaday kulan ay isugu imaadeen qaar kamid ah xubnaha ururka iyo gudiga golaha fulinta, kulanka ayaa lagu gorfeeyay wax qabadki mudada uu ururka jiray iyo howlaha hortabinta leh ee u qorsheysan wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon. Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar walba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, […]
HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH Read More »









