Saameynta Colaadaha Soomaaliya ee Caafimaadka Maskaxda: Bogsiinta Boogaha Qarsoon
Waxa Qortay: Filsan Dayib Yusuf Goobta: Soghasom.org Soomaaliya waxay soo martay qarnigan colaado iyo barakac baaxad weyn leh, kuwaas oo saameyn taban ku yeeshay nolosha qaybaheeda kala duwan. In kasta oo burburka hantida iyo dhimashada la arki karo, haddana waxaa jira boog qarsoon oo ka dhalatay dagaallada: Dhibaatada Caafimaadka Maskaxda. Colaaduhu ma ahan oo kaliya […]
Saameynta Colaadaha Soomaaliya ee Caafimaadka Maskaxda: Bogsiinta Boogaha Qarsoon Read More »
