SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

admin

📘 Tusmo iyo Tacliin Program – Activity Report (2019–2025)

📅 30 January 2019Title: The Impact of Educated Girls on Community DevelopmentSummary:This session discussed how educated girls contribute to the social, political, and economic progress of society. 📅 28 January 2020 Program: Tusmo iyo TacliinTopic: The Value of Time and YouthVisit: Al-Musbaax School 📅 16 February 2020 Program: Tusmo iyo TacliinTopic: The Value of Time […]

📘 Tusmo iyo Tacliin Program – Activity Report (2019–2025) Read More »

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah

Waxaa si heer sare ah inoogu soo dhamaaday barnaamijkii Ciidsiinta ee sanadkan, oo ah kii lixaad ee xiriir ah ee aan u qabanno ubadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada. Tani waa mid ka mid ah hawlaha ugu weyn ee sanadlaha ah ee ay qabanqaabiso ururka SOGHA si loo taageero, loo dhiirigeliyo, loona farxiyo ubadka Soomaaliyeed,

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah Read More »

Tusmo iyo Tacliin

Booqashadii 11aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin. Waxaa si habsami leh noogu qabsoomay booqasho iyo salaan aan ku tagnay “Xaruunta Gabdhaha Agoonta Boondheere” oo lagu xanaaneeyo waxna lagu baro gabdho agoon ah, booqashadeena ayaa ahaa inaan gaarsiino fariin wacyigelineed oo ku saabsan xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo Aqoonta iyo Akhlaaqda. “HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU

Tusmo iyo Tacliin Read More »

Tusmo iyo Tacliin

Booqashadii 9aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin. Waxaa inoo qabsoomay kulan wacyigalin ah oo soo jeedinaysay Macallimad Aamina Cabduqaadir Nuur Ciwaankiisuna ahaa “Xariirka ka dhaxeeya Akhlaaqda iyo Aqoonta” Waxaana ka faa’ideystay wacyigelintaas qaar kamid ah Gabdhaha wax ka barta Jaamacadda SIMAD. SOGHA

Tusmo iyo Tacliin Read More »

“Dood Cilmiyeed ku Saabsan Tacadiga ka Dhanka ah Haweenka”

Waxaa si qurux badan inoogu soo dhamaaday kulan Dood wadaag ah oo ay Martigalisay Hay’ada SOGHA oo looga hadlaayey “TACADIGA KA DHANKA AH HAWEENKA”. Waxaana looga hadlay Hadimadaha iyo dhibaatooyinka lagula kaco Dumarka, sida loo yareyn-karo, shareecadda islaamka iyo qawaaniinta guud ahaan waxa ay ka dhaheen in dumarka loo waxyeeleeyo mid nafsi ah, mid jir

“Dood Cilmiyeed ku Saabsan Tacadiga ka Dhanka ah Haweenka” Read More »