Fahamka Hogaaminta Haweenka
Maalin ay ka buuxdo dhiirigelin iyo xog-wadaag! Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno guushii laga gaaray tababarkii ugu dambeeyay ee ay qabatay Hey’adeena SOGHASOM, kaas oo cinwaankiisu ahaa “Fahamka Hogaaminta Haweenka.” Aqoon iyo Khibrad-wadaag Waxaa sharaf weyn noo ahayd inaan madasha ku martiqaadno Macalimad Saabiriin Abdulkadir Abdi, oo ah khabiir ku xeeldheer arrimaha […]
Fahamka Hogaaminta Haweenka Read More »









