SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

News and Events

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah

Waxaa si heer sare ah inoogu soo dhamaaday barnaamijkii Ciidsiinta ee sanadkan, oo ah kii lixaad ee xiriir ah ee aan u qabanno ubadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada. Tani waa mid ka mid ah hawlaha ugu weyn ee sanadlaha ah ee ay qabanqaabiso ururka SOGHA si loo taageero, loo dhiirigeliyo, loona farxiyo ubadka Soomaaliyeed,

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah Read More »

Tusmo iyo Tacliin

Booqashadii 11aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin. Waxaa si habsami leh noogu qabsoomay booqasho iyo salaan aan ku tagnay “Xaruunta Gabdhaha Agoonta Boondheere” oo lagu xanaaneeyo waxna lagu baro gabdho agoon ah, booqashadeena ayaa ahaa inaan gaarsiino fariin wacyigelineed oo ku saabsan xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo Aqoonta iyo Akhlaaqda. “HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU

Tusmo iyo Tacliin Read More »

Tusmo iyo Tacliin

Booqashadii 9aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin. Waxaa inoo qabsoomay kulan wacyigalin ah oo soo jeedinaysay Macallimad Aamina Cabduqaadir Nuur Ciwaankiisuna ahaa “Xariirka ka dhaxeeya Akhlaaqda iyo Aqoonta” Waxaana ka faa’ideystay wacyigelintaas qaar kamid ah Gabdhaha wax ka barta Jaamacadda SIMAD. SOGHA

Tusmo iyo Tacliin Read More »

Kulan aragti wadaag ah

Waxaa si habsami leh noogu qabsoomay kulan aragti wadaag ah oo aan uga hadlaynay “Sababaha keenay goobaha waxbarashada, mehradaha ganacsiyada iyo badi masaajidada magaalada inay sameyn waayaan meelo ku haboon in ay dumarka salaadaha ku tukadaan” Waxaan aad u falanqeynay sida aanay dumarku u heli karin goobo ay ku tukadaan xiliyada ay soo aadaan suuqyada,

Kulan aragti wadaag ah Read More »

Daahfurka Mashruuca Daryeel iyo Dawo

Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday daah furka barnaamij caafimaad oo ugu magac darnay “Daryeel iyo Dawo” barnaamijkaas oo ugu tala galnay inuu qeyb ka noqdo barnaamijyada horumarineed ee aan u hayno bulshada.”Ballanteenu waa bulsho baxnaano leh”. Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo

Daahfurka Mashruuca Daryeel iyo Dawo Read More »