Food Distribution
“The distribution of food to some of the local displaced people living outside the city has ended well.”which will help to raise the standard of living of the family and prevent famine.
“The distribution of food to some of the local displaced people living outside the city has ended well.”which will help to raise the standard of living of the family and prevent famine.
Waxaa si habsami leh noogu qabsoomay kulan aragti wadaag ah oo aan uga hadlaynay “Sababaha keenay goobaha waxbarashada, mehradaha ganacsiyada iyo badi masaajidada magaalada inay sameyn waayaan meelo ku haboon in ay dumarka salaadaha ku tukadaan” Waxaan aad u falanqeynay sida aanay dumarku u heli karin goobo ay ku tukadaan xiliyada ay soo aadaan suuqyada,
Kulan aragti wadaag ah Read More »
Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay “Sidee Loo Tarbiyeen Karaa Ubadka”Ciwaankaas oo aad uga hadashay Ustaadah Amina-Zahra AbdulkadirWaxaana kasoo qeyb galay oo kafaa ideystay cashirkaas Hoyooyin badan
Siminaar Ku saabsan “Astaanta Gabadha Muslimada ay lee dahay” Read More »
Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay “Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay”Ciwaankaas oo aad uga hadashayUstaadah Aamina Xasan HilowleWaxaana kasoo qeyb galay oo kafaa ideystay cashirkaas Gabdhaha dhigta Iskuulka Hoose Dhaxe iyo Sare Ee Deegaan kaso booqasho ku tagnay.“Gabadh waxbaratay waa qaran bad baaday”
Siminaar Ku saabsan”Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay” Read More »
Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay “Sidee Loo Tarbiyeen Karaa Ubadka”Ciwaankaas oo aad uga hadashay Ustaadah Amina-Zahra AbdulkadirWaxaana kasoo qeyb galay oo kafaa ideystay cashirkaas Hoyooyin badan
Simaar Ku saabsan “Sidee Loo Tarbiyeen Karaa Ubadka” Read More »
Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay “Sidee loo horumarin karaa aqoonta gabdhaha soomaaliyeed”Ciwaankaas oo aad uga hadashay ustaadah #Xaliima_CabdulaahiWaxaa kasoo qeyb galay gabdho badan oo kafaa ideystay cashirkaas
Siminaar ku Saabsan “Sidee loo horumarin karaa aqoonta gabdhaha soomaaliyeed” Read More »
Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday maalin nimaddii shalay Taariikhdu ay ku beegneed 25/4/2019Barnaamij Dood wadaag ah kaaso ugu magac darnay “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”Doodaas oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa kaso qeyb Galeen Culimo, Xildhibaano, Dhaqaatiir, Hooyooyin, Ganacsato, Ururada Bulshada iyo Aqoon yahano
Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday daah furka barnaamij caafimaad oo ugu magac darnay “Daryeel iyo Dawo” barnaamijkaas oo ugu tala galnay inuu qeyb ka noqdo barnaamijyada horumarineed ee aan u hayno bulshada.”Ballanteenu waa bulsho baxnaano leh”. Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo
Daahfurka Mashruuca Daryeel iyo Dawo Read More »
Waxaa si wanaagsan noogu soo dhamaaday “Qeybinta Hilibka Udxiyada” Mahad balaaran ayaan usoo jeedinaynaa cid waliba oo gacan ka geysatay qabsoomida howshaas, anaguna guul bay inoo ahayd inaan la ciidno qaar kamid ah qoysaska soomaaliyeed si ay noogula dareemaan damaashaadka iyo farxada maalmaha Ciidul Adxaa ee sanadka 1443H oo ku beegan 2022. Ururka Rajada Gabdhaha
Barnaamijka Udxiyada 1443H – 2022 Read More »
Waxaa si qurxoon oo wacan inoogu soo idlaaday kulan aan uga hadlaynay “dhaqanka wanaagsan iyo xishoodka” Ururka rajada gabdhaha soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taaganyahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha soomaaliyeed iyo kooxaha nugul sida Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waayeelka iyo caruurta. ”HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH”
Dhaqanka Wanaagsan Iyo Xishoodka Read More »