Horumarka iyo Sooyaalka Waxbarasho ee Gabdhaha Soomaaliyeed: Safarkii Guusha

Horumarka iyo Sooyaalka Waxbarasho ee Gabdhaha Soomaaliyeed: Safarkii Guusha

Waxa Qortay: Filsan Dayib Yusuf Goobta: Soghasom.org Waxbarashada gabdhaha Soomaaliyeed ma ahan oo kaliya inay tahay xaq dastuuri ah, balse waa laf-dhabarta horumarka bulshada. Inkastoo ay soo mareen caqabado dhaqan, mid siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye, haddana maanta gabdhaha Soomaaliyeed waxay joogaan meel lagu faano. Maqaalkani wuxuu dib u jaleecayaa marxaladihii kala duwanaa ee uu soo […]

Horumarka iyo Sooyaalka Waxbarasho ee Gabdhaha Soomaaliyeed: Safarkii Guusha Read More »