SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

Education

Somali girls hope association

Somali Girls Hope Association oo Qabtay Madal Aragti Wadaag ah

Somali Girls Hope Association oo Qabtay Madal Aragti Wadaag ah Ururka Somali Girls Hope Association ayaa si guul leh u qabtay madal aragti wadaag ah oo diiradda lagu saaray “Cusboonaysiinta nafta, dhisidda anshaxa iyo caadooyinka wanaagsan ee waara”. Kulankan oo ahaa mid xiiso leh ayaa lagu falanqeeyay sidii loo horumarin lahaa nafta, anshaxa, iyo dhaqamada […]

Somali Girls Hope Association oo Qabtay Madal Aragti Wadaag ah Read More »

Horumarka iyo Sooyaalka Waxbarasho ee Gabdhaha Soomaaliyeed: Safarkii Guusha

Horumarka iyo Sooyaalka Waxbarasho ee Gabdhaha Soomaaliyeed: Safarkii Guusha

Waxa Qortay: Filsan Dayib Yusuf Goobta: Soghasom.org Waxbarashada gabdhaha Soomaaliyeed ma ahan oo kaliya inay tahay xaq dastuuri ah, balse waa laf-dhabarta horumarka bulshada. Inkastoo ay soo mareen caqabado dhaqan, mid siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye, haddana maanta gabdhaha Soomaaliyeed waxay joogaan meel lagu faano. Maqaalkani wuxuu dib u jaleecayaa marxaladihii kala duwanaa ee uu soo

Horumarka iyo Sooyaalka Waxbarasho ee Gabdhaha Soomaaliyeed: Safarkii Guusha Read More »