Ganacsiga Yar Yar ee Haweenka

Ganacsiga Yar Yar ee Haweenka: Furaha Guusha iyo Doorka Suuq-geynta Casriga ah

Waxa Qortay: Asiya Yahye Ali Goobta: Soghasom.org Ganacsigu ma ahan oo kaliya badeeco la iibiyo, balse waa laf-dhabarta horumarka dhaqaalaha, shaqo-abuurka, iyo kor u qaadista nolosha qoyska. Haweenka Soomaaliyeed waxay waligood ahaayeen udub-dhexaadka ganacsiga yar-yar, balse xilligan aan joogno, waxaa jira fursado iyo caqabado cusub oo u baahan in la fahmo. Maqaalkan, waxaynu ku eegi […]

Ganacsiga Yar Yar ee Haweenka: Furaha Guusha iyo Doorka Suuq-geynta Casriga ah Read More »