Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay
“Sidee loo horumarin karaa aqoonta gabdhaha soomaaliyeed”
Ciwaankaas oo aad uga hadashay ustaadah #Xaliima_Cabdulaahi
Waxaa kasoo qeyb galay gabdho badan oo kafaa ideystay cashirkaas
