SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

Reports and Press

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah

Waxaa si heer sare ah inoogu soo dhamaaday barnaamijkii Ciidsiinta ee sanadkan, oo ah kii lixaad ee xiriir ah ee aan u qabanno ubadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada. Tani waa mid ka mid ah hawlaha ugu weyn ee sanadlaha ah ee ay qabanqaabiso ururka SOGHA si loo taageero, loo dhiirigeliyo, loona farxiyo ubadka Soomaaliyeed, […]

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah Read More »

Siminaar Ku saabsan”Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay”

Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay “Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay”Ciwaankaas oo aad uga hadashayUstaadah Aamina Xasan HilowleWaxaana kasoo qeyb galay oo kafaa ideystay cashirkaas Gabdhaha dhigta Iskuulka Hoose Dhaxe iyo Sare Ee Deegaan kaso booqasho ku tagnay.“Gabadh waxbaratay waa qaran bad baaday”

Siminaar Ku saabsan”Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay” Read More »

Doodwadaag Ku Saabsan “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”

Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday maalin nimaddii shalay Taariikhdu ay ku beegneed 25/4/2019Barnaamij Dood wadaag ah kaaso ugu magac darnay “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”Doodaas oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa kaso qeyb Galeen Culimo, Xildhibaano, Dhaqaatiir, Hooyooyin, Ganacsato, Ururada Bulshada iyo Aqoon yahano

Doodwadaag Ku Saabsan “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya” Read More »