Celebrating International Youth Day 2025
Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday kulan aragti wadaag ah oo aan uga hadlaynay “Wacyi dhiska gabdhaha iyo horumarka ay wadaan gabdhaha waxbartay” kulanka waxaa marti noogu ahaa Ustaad Cabdullaahi Muxidiin iyo ustaad Ibraahim Abubakar, kulanka waxaa kasoo qeyb galay gabdho aqoon yahana ah wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon.
Soo xiritaanka maalinta 2aad: Kulanka Aragti wadaaga Ee “Udoodista Xuquuqda Waxbarasho Ee Caruurta aan Iskuuladda Dhigan”
Maalinta 1aad: Kulanka Aragti wadaaga Ee “Udoodista Xuquuqda Waxbarasho Ee Caruurta aan Iskuuladda Dhigan
As Aid Dries Up, Baidoa’s All-Girls School Fights to Keep Doors Open for Somalia’s Future Women Leaders