Girls Education Forum
“Dood Cilmiyeed ku Saabsan Tacadiga ka Dhanka ah Haweenka”
distribution of clothes for Eid alfitri
Food Distribution
Kulan aragti wadaag ah
Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday ciwaan ku saabsan “Faa’idada ay lee dahay shaqooyinka iskaa wax u qabashada ah ee dhanka arrimaha bulshada iyo caqabadaha uu kala kulmo qofka ku jiro howlahaas” waxaana soo jeedinaaye Ustaad: Zakariye Cabdikariim, kulanka waxaa kasoo qeyb galay gabdho aqoon yahana ah wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon.
10-December-2024
A beacon of Hope
#SOGHA
Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday Tababar aanku baranaynay “Fahamka saamaynta uu wal-walka iyo isku buuqa ku leeyahy caafimaadka maskaxda iyo jirka” waxaana soo jeedinaaye Coach: Shafie Mohamed Abdi, kulanka waxaa kasoo qeyb galay gabdho aqoon yahana ah wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon.
16-August-2024
A beacon of Hope
#SOGHA
Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday magaaladda Garowe “Madasha Waxbarashadda ee Carruurta aan Dugsiyadda Dhigan” oo si wada jir ah u qabanaayeen #EFASOM iyo #SOGHA kulanka waxaa kasoo qeyb galay bulshada dagan Garowe qeybaheeda kala duwan ayagoo door muuqda ka qaatay intuu socday madasha.
12-June-2024
A beacon of Hope
#SOGHA