
Booqashadii 11aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin.
Waxaa si habsami leh noogu qabsoomay booqasho iyo salaan aan ku tagnay “Xaruunta Gabdhaha Agoonta Boondheere” oo lagu xanaaneeyo waxna lagu baro gabdho agoon ah, booqashadeena ayaa ahaa inaan gaarsiino fariin wacyigelineed oo ku saabsan xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo Aqoonta iyo Akhlaaqda.
“HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH”
SOGHA