



Booqashadii 9aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin.
Waxaa inoo qabsoomay kulan wacyigalin ah oo soo jeedinaysay Macallimad Aamina Cabduqaadir Nuur Ciwaankiisuna ahaa “Xariirka ka dhaxeeya Akhlaaqda iyo Aqoonta” Waxaana ka faa’ideystay wacyigelintaas qaar kamid ah Gabdhaha wax ka barta Jaamacadda SIMAD.