Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday kulan aragti wadaag ah oo aan uga hadlaynay “Wacyi dhiska gabdhaha iyo horumarka ay wadaan gabdhaha waxbartay” kulanka waxaa marti noogu ahaa Ustaad Cabdullaahi Muxidiin iyo ustaad Ibraahim Abubakar, kulanka waxaa kasoo qeyb galay gabdho aqoon yahana ah wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon. Leave a Comment / Uncategorized / By admin “HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH” Rajoiftiinleh