SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

Doodwadaag Ku Saabsan “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”

Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday maalin nimaddii shalay Taariikhdu ay ku beegneed 25/4/2019
Barnaamij Dood wadaag ah kaaso ugu magac darnay 
“Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”
Doodaas oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa kaso qeyb Galeen Culimo, Xildhibaano, Dhaqaatiir, Hooyooyin, Ganacsato, Ururada Bulshada iyo Aqoon yahano kala duwan oo ka kala socotay jaamacaddaha iyo iskuulada dalka
Waxaana goob joog ahaa

• Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa
• Sheekh C/xayi Aadan Xasan
• La Taliyaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Maxamed C/raxmaan Nadiif
• Gudoomiyaha Hey’ada Qaxootiga Qaranka Maxamed C/llaahi Xaji Cusmaan( Maxamed Amiin)
• Gudoomiyaha Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Xayaat Dr Mascuud Wehliye
• Gudoomiyaha Dhalin Yarada Qaranka 
C/xaafid Xuseen Axmed 
Doodaas oo aad xiiso badneyd ayaa kuso dhamaaday jawi qurxoon.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *