SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

Siminaar Ku saabsan”Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay”

Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday Tababar aan ugu magac darnay 
“Gabadha waxbaratay Horumarka ay Bulshada ku lee dahay”
Ciwaankaas oo aad uga hadashay
Ustaadah Aamina Xasan Hilowle
Waxaana kasoo qeyb galay oo kafaa ideystay cashirkaas Gabdhaha dhigta Iskuulka Hoose Dhaxe iyo Sare Ee Deegaan kaso booqasho ku tagnay.
“Gabadh waxbaratay waa qaran bad baaday”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *