SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

admin

Doodwadaag Ku Saabsan “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”

Waxaa si habsami leh noogu soo dhamaaday maalin nimaddii shalay Taariikhdu ay ku beegneed 25/4/2019Barnaamij Dood wadaag ah kaaso ugu magac darnay “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya”Doodaas oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa kaso qeyb Galeen Culimo, Xildhibaano, Dhaqaatiir, Hooyooyin, Ganacsato, Ururada Bulshada iyo Aqoon yahano

Doodwadaag Ku Saabsan “Saameynta Haweenka Soomaaliyeed ay Ku Lee Dahay Isticmaalka Daroogada ama Wax Yaabaha Maanka Dooriya” Read More »

Daahfurka Mashruuca Daryeel iyo Dawo

Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday daah furka barnaamij caafimaad oo ugu magac darnay “Daryeel iyo Dawo” barnaamijkaas oo ugu tala galnay inuu qeyb ka noqdo barnaamijyada horumarineed ee aan u hayno bulshada.”Ballanteenu waa bulsho baxnaano leh”. Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo

Daahfurka Mashruuca Daryeel iyo Dawo Read More »

Dhaqanka Wanaagsan Iyo Xishoodka

Waxaa si qurxoon oo wacan inoogu soo idlaaday kulan aan uga hadlaynay “dhaqanka wanaagsan iyo xishoodka” Ururka rajada gabdhaha soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taaganyahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha soomaaliyeed iyo kooxaha nugul sida Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waayeelka iyo caruurta. ”HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH”

Dhaqanka Wanaagsan Iyo Xishoodka Read More »