Waxaa si qurxoon oo wacan inoogu soo idlaaday kulan aan uga hadlaynay “dhaqanka wanaagsan iyo xishoodka” Ururka rajada gabdhaha soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taaganyahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha soomaaliyeed iyo kooxaha nugul sida Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waayeelka iyo caruurta.
”HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH”


