SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

Barnaamijka Udxiyada 1443H – 2022

Waxaa si wanaagsan noogu soo dhamaaday “Qeybinta Hilibka Udxiyada” Mahad balaaran ayaan usoo jeedinaynaa cid waliba oo gacan ka geysatay qabsoomida howshaas, anaguna guul bay inoo ahayd inaan la ciidno qaar kamid ah qoysaska soomaaliyeed si ay noogula dareemaan damaashaadka iyo farxada maalmaha Ciidul Adxaa ee sanadka 1443H oo ku beegan 2022.

Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka & caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.

“HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *