Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday daah furka barnaamij caafimaad oo ugu magac darnay “Daryeel iyo Dawo” barnaamijkaas oo ugu tala galnay inuu qeyb ka noqdo barnaamijyada horumarineed ee aan u hayno bulshada.”Ballanteenu waa bulsho baxnaano leh”.
Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar waliba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.
“HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH”






