SOMALI GIRLS HOPE ASSOCIATION

admin

Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday kulan aragti wadaag ah oo aan uga hadlaynay “Wacyi dhiska gabdhaha iyo horumarka ay wadaan gabdhaha waxbartay” kulanka waxaa marti noogu ahaa Ustaad Cabdullaahi Muxidiin iyo ustaad Ibraahim Abubakar, kulanka waxaa kasoo qeyb galay gabdho aqoon yahana ah wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon.

“HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH” Rajoiftiinleh

Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday kulan aragti wadaag ah oo aan uga hadlaynay “Wacyi dhiska gabdhaha iyo horumarka ay wadaan gabdhaha waxbartay” kulanka waxaa marti noogu ahaa Ustaad Cabdullaahi Muxidiin iyo ustaad Ibraahim Abubakar, kulanka waxaa kasoo qeyb galay gabdho aqoon yahana ah wuxuuna kusoo dhamaaday jawi qurxoon. Read More »

As Aid Dries Up, Baidoa’s All-Girls School Fights to Keep Doors Open for Somalia’s Future Women Leaders

Abdalla Deerow Primary and Secondary School, an all-girls institution in Baidoa. Abdalla Deerow Primary and Secondary School, an all-girls institution in Baidoa, is facing a critical funding gap after NGOs that previously supported the school were affected by cuts in U.S. foreign aid this year. The school, which was officially opened in June 2006, was

As Aid Dries Up, Baidoa’s All-Girls School Fights to Keep Doors Open for Somalia’s Future Women Leaders Read More »

📘 Tusmo iyo Tacliin Program – Activity Report (2019–2025)

📅 30 January 2019Title: The Impact of Educated Girls on Community DevelopmentSummary:This session discussed how educated girls contribute to the social, political, and economic progress of society. 📅 28 January 2020 Program: Tusmo iyo TacliinTopic: The Value of Time and YouthVisit: Al-Musbaax School 📅 16 February 2020 Program: Tusmo iyo TacliinTopic: The Value of Time

📘 Tusmo iyo Tacliin Program – Activity Report (2019–2025) Read More »

How can we effectively build awareness among youth?

We successfully concluded a workshop focused on “How to Build Youth Awareness.” The session was honored by the presence of our guest speaker, Ustaad Bashir Abdi Mahmoud (Balcad). This workshop centered on ways to raise awareness among the youth, and several key points were highlighted to bring attention to within the community: The event included

How can we effectively build awareness among youth? Read More »

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah

Waxaa si heer sare ah inoogu soo dhamaaday barnaamijkii Ciidsiinta ee sanadkan, oo ah kii lixaad ee xiriir ah ee aan u qabanno ubadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada. Tani waa mid ka mid ah hawlaha ugu weyn ee sanadlaha ah ee ay qabanqaabiso ururka SOGHA si loo taageero, loo dhiirigeliyo, loona farxiyo ubadka Soomaaliyeed,

Barnaamijka Ciidsiinta 2025 oo si guul leh inoogu soo gabagaboobay – Sanadkii 6aad oo xiriir ah Read More »